Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee xulaya Xildhibaanada Jubbaland”Akhriso;

0
1026

July, 23, 2019 (RBB NEWS) – Waxaa ay Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ay goor dhow shaaciyeen liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Jubbaland ee la shaaciyay ayaa gaaraya 135 Oday ,kuwaasoo la sheegay inay matalayaan Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka aqriso magacyada oday dhaqameedyada.