Mareykanka Oo Duqeyn Kafuliyay Gobolka Sh/Hoose.

8
2849

Taliska Mareykanka Ee Somaliya Ayaa ka hadlay duqeyn diyaaradaha Daroonika ay ka geysteen Gobolka Shabeellaha Hoose Sidoo kale taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose.

Duqeynta waxa lagu dilay 13 ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo lasheegay in lagu burburiyay saldhiggii ay halkaasi ku lahaayeen Shabaab.

Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaamedsadeen degaanka Gandarshe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,halkaasoo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Shabaab .

Taliska Mareykanka Ayaa sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare naf iyo maalba leh.

Howlgalka Waxa ka qeyb qaatay diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka uu leeyahay.

“Dowladda Mareykanka  waxaa ka go’an sii wadista beegsiga Al-Shabaab si ay uga hor tagaan dhibaatooyinka ay shacabka ku hayaan ayadoo ay xaqiijinayso in aan khasaare dhimasho iyo dhaawacba soo gaarin dadka rayidka ah” ayaa lagu yiri warka.

Mareykanka ayaa laba jibaaray duqeymaha uu labartilmaameedsanayo Saldhigyada dagaaliyahnada Al-shabaab ay ku leeyihiin Gobollada Dalka.

8 COMMENTS

  1. tablouri arhive amenajari interioare amenajari gradini

    写卸懈薪褋褘 卸械薪褋泻懈械 褉胁邪薪褘械 time of style 胁蟹褉芯褋谢褘械 胁械褖懈 写谢褟 写械褌械泄 芯褋械薪褜 蟹懈屑邪 2019 2020 薪邪 fashion 泻褍锌懈褌褜 卸械薪褋泻懈泄 褔械褉薪褘泄 锌谢邪褌芯泻 褋 褑胁械褌邪屑懈 masa extensibila cu 4 scaune 220 blugi barbati produse originale de firma 100 褍屑薪褘械 褔邪褋褘 smart watch sim sd card slot 懈 胁…

  2. liu jo felpa grigio chiaro uomo 100 cotone

    herno impermeabile con cappuccio donne nero 9300 home vestiti donna abbigliamento casual amazon brevetta un braccialetto per controllare ordini e abito di jeans zara k眉l枚nleges 925 sterling ez眉st gy疟r疟 rubinnal 茅s op谩l k艖vel olcs贸 omron k枚zepes mandzse…

  3. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

  4. speedo zwemslip e10 kopen bij alazaza

    m suit apartments in ankara book on speelgoedtrein instagram posts ggu gewoon goed uden parajumpers long bear rood saft 1 2aa lithium battery 3.6v pour other formats we fashion gutschein m盲rz 2020 goedkoop 90 cm fornuis met alle luxe bescherm je kostba…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here