Maxkamada Degmeda Gerbahaarey ee Xarunta gobolka Gedo o dil ku fulisay nin kufsi geystay

0
384

Talaado 5 Maarso 2019 (RBB News) – Maxkamada darajada koobaad ee degmada gerbagaarey ee xarnta gobolka gedo ayaa maanta oo talaado eheyd dil toogasho ku xakuntay nin kufsi u geesti gabar yar oo 18 jir ah o lugu magacaabi jiray Xaliimo Cali Saalax oo k noleed Digmadaas.

Ninka xukunka lugu riday ayaa lugu magacaabaa Maxamuud Cali Maxamuud oo d’adiisa lugu qiyaasay 32 jir.