Mid ka Mid ah Xildhibaanadi ugu da’a yaraa Barlimaanka Mamulka Puntland oo ku giiryooday shil gaari

0
449

Arbaco 27 Febraayo 2019 (RBB News) – Wararka Naga soo gaaraya gobolka bari ayaa ku soo waramaaya in uu caawa ku giiryooday xildhibaan ka tirsan barlimaanka mamulka puntlanad. wararka ayaa intaasi waxa ay ku daraayaan in xilbikaanka geeriyooday lagu magacaabi jirey allah u naxariistay Maxamed Faarax Mire.

Geerida Xildhibaanka ayaa timid ka gadaal marki gaari oo u wadtay oo ku dul rugmaday gaari kale oo xamuul ah, arintaan ayaa ka dhacday inta u dhaxeysa magaalada ganacsiga qaniga ku ah ee bosaaso iyo waaciye ee gobolka bari.

Si kasta ha ahaate allah u naxariisto Xildhibaanka ayaa lugu wadaa in beri loo sameeyo aas qaran.