Midowga Yurub oo mashruuc ka billaabaya Jubaland

0
323
European flags fly at the entrance of the EU Commission Berlaymont building in Brussels on May 21,2014. Britain and the Netherlands kick off on May 22, 2014 four-day European elections likely to see major gains for anti-EU parties bent on destroying the European Union from the inside. AFP PHOTO GEORGES GOBET (Photo credit should read GEORGES GOBET/AFP/Getty Images)

Isniin, 11 Maarso, 2019 (RBB News) – Midowga Yurub ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri ah uu magaalada Kismaayo ku daah furo mashruuc ku kacaya 83 milyan oo Euro.

Mashruucan ayaa loogu talo galay in lagu kaalmeeyo mashaariicda horumarinta ee gobollada dalka oo dhan.

Aaden Ibrahim Aw-Xirsi (Cirro) oo ah wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee maamulka Jubaland ayaa Caasho Ibrahim uga warramay mashruucan iyo meelaha uu sida gaarka ah ugu wajahan yahay.