Midowga Yurub oo Ogolaaday Qorshaha ka Bixista Britain.

160
8941
Related image
November , 2018 (RBB NEWS) – Hoggaamiyayaasha 27-ka waddan ee Midowga Yurub ayaa ansixiyey heshiis ay dalka Biritan kaga baxayso Midowgaasi, isla markaana u gogol-xaaraya nooca iskaahsiga ay mustaqbalka yeeelan doonaan labada dhinac.
Hogaamiyaha golaha midowga Yurub Donald Tusk ayaa sheegay in 27 ka hogaamiye ee midowga Yurub kulan ay ku yeesheen in midowga Yurub uu taageeray heshiiska qorshahaasi iyo waliba cahdi siyaasadeed oo ku aadan mustaqbalka xidhiidhka Britain iyo Midowga Yurub.
Hesiiskan ayaa cayimaya waqtiga ay Britain ka baxayso oo ah 29-ka bisha March iyo waliba hanaanka xidhiidhka mustaqbal ee ay yeelan doonaan labada dhinac.
Raysal wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa hada waajahaysa shaqo adag oo ah inay heshiiska ka dhaadhiciso baarlamaanka midowga Britain oo aan la malayn Karin.
Maalintii shalay ayay sidoo kale madaxweynaha golaha Midowga Yurub Donald Tusk iyo raysal wasaaraha dalka Spain Pedro Sanchez ay isla meel dhigeen xalka mustaqbalka Gibraltar oo ah dhul ku yaala xeebta koonfureed ee dalka Spain, arintaasi oo meesha ka saartay caqabadii hortaalay kulanka midowga Yurub uu ka yeelanayay si uu u taageero qorshaha ka bixitaanka Britain ee midowga Yurub.
Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa heshiiskan la gaadhay ka waraystay Axmed Rayaale Buux oo xubin ka ah xisiga NVA ee dalkaasi islamarkaana falanqeeya arrimaha siyaasadda kuna sugan magaalada Antwarpen.

160 COMMENTS

  1. Our doctor cerebration that Dad was dialect mayhap honest control superiors than Mom in this situation. Stricter, more demanding, bequeath not mournfulness on a former occasion again when you want to select bad viagra online. Spring, I wanted to send my trouble a break.
    I used up a doll-sized outstanding a month in the concentrated custody part and two and a half months in the bone marrow remove unit. There I became a donor after my son. I’m glad I was accomplished to help him. I was the only man in both departments, but my parents were already there. That is, a handcuff in the quarter with a child is no longer a rarity.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here