DHAGEYSO:- Musharixii Seddaxaad Ee Jubbaland Oo Ka Tanaasulay Tartanka Madaxweynaha.

0
376

Talaado RBB News:- Cabdi Xiis oo kamid ahaa musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa Shir jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Kismaayo waxa uu ku sheegay in uu ka tanaasulay islamarkaana go’aansaday in uu ka haro tartankii uu ugu jiray Madaxtinimada Dowlad-goboleedka Jubbaland.

Musharaxan Ayaa sheegay in uu go’aansaday in uu iska tanaasulo isagoo sheegay in culeys badan oo jiro dabadeed ay sababtay in uu Isaga haro Tartanka Doorashada.

Axmed Cabdi oo isna kamid ahaa musharixiinta utaagnaa qabashada xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa Shir Jaraa’id uu saakay kuqabtay Magaalada Kismaayo ku sheegay in uu ka tanaasulay gabi ahaanbo tartanka Madaxweynaha Jubbaland e sanadkan uuna isaga haray doorashada

C/rashiid Xidig ayaa Shalay Sheegay in uu katanaasulay tartankii uu doonayay in uu gallo kursiga madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

 

HALKAN KA DHAGEYSO SHIRKA JARA’ID MUSHARAX CABDI XIIS :-