Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Dilay dalka Koonfur Africa

32
5753

Sabti, November, 24, 2018 (RBB NEWS) – Wararka ka imanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in koox burcad ah xalay ku dileen halkaa muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada dalkaasi ku nool.

Ninkan dhalinyarada ah ee la dilay oo lagu magacaabi jiray Hillaal Xirsi Jaamac ayaa gaar ahaan dilkiisa waxaa uu ka dhacay xaafadda Hanover Park ee magaalada Cape Town.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ay rasaas fureen burcad Koonfur African ah xili uu ku sugna goobtiisa ganacsi, waxaana markiiba halkaa isaga cararay kooxdii dilka geysatay.
Falkan ayaa waxaa siweyn uga naxay ganacsatada Soomaalida ah, gaar ahaan kuwii garanayay marxuumka dhintay, waana qeyb ka mid ah tacdiyada lagu kaco Soomaalida ku nool dalkaasi Koonfur Africa.
Booliisku wax tallaabo ah ma aysan ka qaadin arintan, laakiin marka ay falalkan oo kale dhacaan waxaa ay saraakiisha Booliiska dalkaasi ku celi celiyaan in ay wadaan baaritaan lagu sameynayo sida uu falku dhacay iyo cida ka danbeysay.

32 COMMENTS

  1. deichmann 38 kremowe koturny buciki pantofle klamra graceland jak

    torba carryall 80 l new caperlan wi膮zane koronkowe stringi z dziurk膮 otwarty krok wyci臋cia tarn贸w 畏位蔚魏蟿蟻慰谓喂魏萎 味蠀纬伪蟻喂维 尾蟻苇蠁慰蠀蟼 苇蠅蟼 20 魏喂位维 位蔚蠀魏蠈 cnm270140 纬蠀谓伪喂魏蔚委慰 渭伪纬喂蠈 蟽蔚蟿 蟿蟻喂纬蠅谓维魏喂 纬蟻伪渭渭萎 渭畏蠂维谓畏渭伪 蟺蟻慰渭畏胃蔚蠀蟿苇蟼 蟿畏蟼 魏委谓伪蟼 蠁蟿畏谓苇蟼 pvc 蟺蠈蟻蟿伪 蟺位伪委蟽喂慰 蟻维蠁喂…

  2. i7 kannettava

    谞注诇讬 谞讬讬拽 诇讘谞讜转 诇谞砖讬诐 诪讚讜谞讛 诇诪讻讬专讛 讚讜讗专 讬砖专讗诇 砖注讜转 驻转讬讞讛 谞转谞讬讛 诪拽专专 诇诇讗 诪拽驻讬讗 注讜诪拽 60 砖诪诇讜转 注专讘 诪讬讚讜转 讙讚讜诇讜转 诇讛砖讻专讛 砖注讜谞讬 谞砖讬诐 诪讬讬拽诇 拽讜专住 2016 诪讙专砖 讞诇驻讬诐 bergner 住讬专讬诐 rintapumppu k盲ytt枚 taloyhti枚laajakaista reititin halutaan vuokrata autotalli jalkape…

  3. k酶b under armour herrer hovr phantom se neutral l酶besko m酶rk bl氓

    disney para bebe 诪讞讬专 爪讬谞讜专 诪讬诐 注诇讬讜谉 砖讘专讜诇讟 诪讗诇讬讘讜 h氓ndrundsav ks 55 fs georg jensen tidsl酶st dansk h氓ndv忙rk husqvarna leget酶js pl忙neklipper brinquedos legais e baratos doces de 15 anos mesh sikkerhetstrekk til basseng opptil deodorante per ambienti j…

  4. burnt orange and grey outfit

    zlat媒 and臎l铆膷ek b臎啪eck茅 kalhoty d臎tsk茅 dusty pink long sleeve bridesmaid dresses oasis heart wrap midi dress sherri hill yellow gown aut铆膷ka na ovl谩d谩n铆 kojeneck茅 spac铆 pytle kamenn媒 obchod pro miminka praha dun hjemmesko nohavice jacket and kate gray…

  5. abito leopardato marrone nero

    unicredit vola in borsa dopo i conti h m pigiama camicia e pantaloni da buy argos home hector 3 seater fabric sofa natural linen perfect vector background of closeup plastic gloss lego marvel superheroes sports car brick lane studios york lego technic…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here