Nin iskadhigay Al shabaab ayaa sugaayo xukun ay kurido Dowlada …..

207
4881

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) – Ninkan ayaa la Sheegay in uu iska dhigay Al shabaab Waxaana lugu eedeeye in warbixin beeen ah uu sheegey iyo in uu cabse ku abuuray bulshada kunool dalkaasi Kiinya.

Kevin Kiliti oo lagu naaneeso Hussein Cumar, da’diisuna ay tahay 29-sano waxaa lasoo qabtay Arbacada wuxuna sheegay in uu Katirsanaa Xarakada Al shabaab
laakin gadal dambe wuxa uu qirtay in ay tahay wax aanan jirin oo been abuur ah, isagoo hadalkiisa sabab ugu dhigay daroogo uu isticmale awgeed Xilligaas oo uu Boolisku u sheegay in uu ka tirsanyahay Al shabaab.

Boliska dalka Kiinya waxa uu u sheegey in uu weerar kuqaadi doono magalada Nairobi, warbixintaasi beenta Ah waxaa keentay daroogada xashiishka uu isticmaalay ninkaasi sida uu sheegay.

Maxkamada ayaa sheegtay in haddii lugu helo dambigaan been abuurka ah uu mudeysan doono 3 sano oo xabsi ah.

Laamaha amaanka dalka Kiinya aya maalmahii la soo dhaafay wexey wadeen baritaano ku aadan weerarki lugu qaaday hotelka Dusti2 ee ku yaala magalada Nairobi , iyodo weerarkaas loo so qabtay dad farabadan oo lu gu eedeeneya in ay ka dambeeyeen weerarkaasi.

Dhawaan ayay ahayd markii madaxweynaha Kiinya Uhuro Kenyatta uu sheegay in haddi ay qabtaan rag ka tirsan Al shabaab ee dili doonaan.

207 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here