NISA oo baaritaan ku sameyneysa shaqaalaha dowladda

0
1370

Shuraako Featured on VOA Somali

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameynayo dhamaan shaqaalaha dowladda, kaasi oo ay fulineyso hay’adda sirdoonka ee NISA.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu sheegay in baaritaankan uu la xiriiro dhinaca amaanka.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.