Oromada ha- ogaadan sidda Soomaaliya loogu soo dhaweeyay’

20
4451

Axad, July, 22, 2018 (RBB)- Boqor Burhan Boqor Muuse, ayaa goor dhow ku baaqay in laga qeyb-qaato siddii loo joojin lahaa colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya, wuxuu caddeeyay dhibaatada ay la kulmayaan Soomaalida in ay tahay wax aan indhaha laga qabsan karin.

” Oromada halkan Soomaaliya waa lugu soo dhaweeyay nolal wanagsan ayayna heystaan.. waxaanse u sheegeyna in ay gaarsiiyaan farrinta ah inay Oromada ka waan-tooban dilka ay u geysanayaan dadka Soomaalida.” ayuu yiri Boqor Burhaan oo ka hadlayay gogol nabadeed oo uu ugu fidiyay magaalada Qardho labo beelood oo degga gobolka Bari.

Colaadda u dhexeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya, ayaa xoogeysatey toddobadyadii u dambeeyay , waxaana dagaallo dhexmarey ku dhintey dad badan oo Soomaali ah,iyadoo boqollaal kalana ay ka baracakeen colaadda.

Deegaannada Oromada iyo Soomaalida ayaa dhul ahaan ah kuwa ugu weyn dalka Itoobiya, waxaana ay wadaagaan soohdin gaaraysa 1,400 km.Labadan qowmiyadood ayaa inta badan ku dagaallama dhulka iyo kheyraadkiisa, gaar ahaan dhulka ay xoolohu daaqaan.

20 COMMENTS

  1. spielzeug g眉nstig online

    bestellen auf raten hoodies f眉r m盲dchen wella sp produkte g眉nstig orologi 2019 uomo fornetto per smalto unghie ovetto per neonato prezzi 2 din radio vw touran cerco lavoro serio da svolgere da casa kleiderschrank 180 cm h枚he schwarze clutch duck surgic…

  2. This particular blog is without a doubt interesting additionally diverting. I have picked many interesting stuff out of this blog. I ad love to return again and again. Cheers!

  3. gummisko sort m hvid bund b酶rn

    12v sklopn媒 monitor lcd 43 palc暖 do auta 煤hlop艡铆膷ka 109 cm 2 koj铆c铆 podprsenka 75d triola vinted bench. mikina s kapuc艌ou bench. zna膷ky deer mum summer pretty straw bucket cloche sun beach hat natural aquatalia starla suede leather hiking boots stetson…

  4. blaue strapsstr眉mpfe

    levigatrice rotorbitale palmare elettrica sneakers gucci bianche arredo casa tendaggi gucci micky maus professioneller standmixer klamotten frauen online xxl damen schal stoffhosen damen sommer braun st750 brautkleid bestellen enges schwarzes oberteil…

  5. borse laterali givi per scooter

    kleider von gina laura betten mit matratze g眉nstig adattatore 30 pin femmina micro usb maschio contenitori alimenti termici orologi americani uv kleidung rgb fluter outdoor amazon phon bellissima case bluetooth cuccioli giochi gratis store online smart…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here