Ozil oo ku ciil baxay PSG

13
3415

Ciyaaryahan Mesut Ozil ayaa soo gaba gabeeyay todobaad jahwareed badan oo saameeyay noloshiisa kadib marki maanta uu dhaliyay mid ka mid ah goolasha ay kooxdiisa Arsenal uga badisay kooxda Paris St Germain oo la dheeleen ciyaar saaxibtinimo.

Ciyaartani oo ka dhacday dalka Singapore ayaa Arsenal ku garaacday kooxda PSG 5-1.

Ozil ayaa Axadi hore si lama filaan ah ugu dhawaaqay inuu isaga tagay xulka Qaranka Jarmalka, kadib marki uu sheegay in lagu sameeyay cunsuriyad iyo xushmad darro.

Ozil ayaa sheegay in isaga loo saariyay guuldarrooyinki xulka Jarmalka kasoo gaaray ciyaarihi aduunka, iyadoo loo sababeeyay sawir uu dhawaan magaalada London kula galay madaxweynaha Turkiga Racep Tayyep Erdogan.

Ozil oo muddo ka badan 4 sannadood noqday laacibka ugu fiican Jarmalka ayaa sheegay in marki ay Jarmalka guuleysteen uu ahaa laacib Jarmal ah balse marki ay guuldarreysteen uu noqday wiil Turkish ah.

Tababaraha Arsenal ayaa ciyaarti galabta soo safay koox adag oo uu kabtan u ahaa Ozil, isaga ayaana daah-furay bandhiga goolasha daqiiqadii 13-aad. Goolasha kale waxaa Arsenal u kala dhaliyay Alexandre Lacazette oo laba dhaliyay, Rob Holding iyo Edward Nketiah. Goolka qudha ee PSG waxaa u dhaliyay Christopher Nkunku.

XIGASHO: VOA

13 COMMENTS

  1. Hi there very nice site!! Man .. Beautiful .. Amazing ..
    I will bookmark your website and take the
    feeds additionally? I’m satisfied to find a lot of helpful info right here within the put up,
    we need develop more strategies on this regard, thank
    you for sharing. . . . . .

    Stop by my homepage; exam (https://cutt.ly/qy9E8Jd)

  2. Im not positive the place you are getting your information, however great topic. I needs to spend some time learning much more or understanding more. Thank you for fantastic information I used to be searching for this info for my mission.

  3. I think this is one of the most vital info for me. And i’m glad reading your article. But want to remark on some general things, The site style is perfect, the articles is really excellent : D. Good job, cheers

  4. You really make it seem so easy with your presentation but I find this matter to be really something that I think I would never understand. It seems too complex and extremely broad for me. I’m looking forward for your next post, I will try to get the hang of it!

  5. The other day, while I was at work, my sister stole my iphone and tested to see if it can survive a 40 foot drop, just so she can be a youtube sensation. My iPad is now broken and she has 83 views. I know this is entirely off topic but I had to share it with someone!

  6. I’m not that much of a online reader to be honest but your sites really nice, keep it up! I’ll go ahead and bookmark your website to come back later. All the best

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here