Puntland oo War kasoo saartay dagaalka Sanaag

0
369

Khamiis 23 May 2019 (RBB News) – Shirka Golaha Xukuumadda  Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, dagaalka Soomaliland iyo Puntland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.