Qarax ka dhacay waddada Dabka

0
443

Arbaco, 28 March 2019 (RBB News) – Waraka eynu ka heleeyno wadada dabka ayaa waxa eey kusoo waramayaan in halkaasi u ka dhacay qarax xoogan

Qaraxan ayaa aha mid dhawaqiisa laga maqlay qaar kamida degmoyinka gobalka banaadir

Waxana la sheegay in uu geeystay qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac isagoona si gaara uga dhacay agaagarka hotel wehliye

Inta laxaqiijiyay waxaa geeriyootay 11 ruux iyadoona uu dhaawac soo gaaray ilaa iyo 16 ruux o kale