Qaraxyo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Kapul

22
13073

Ugu yaraan 21-Qof oo ay ku jiraan 4-Wariyeyaal ah ayaa ku geeriyooday halka daraasiin kale ay ku dhaawacmeen ka dib labo Qarax oo is xig xigay oo ka dhacay magaalada Kapul ee caasimadda dalka Afgaanistaan,sida ay sheegeen Saraakiisha Caafimaadka dalkaasi.

Qaraxyada ayaa aroornimadii saakay waxay ka dhaceen aaga Shashdarak oo ka tirsan caasimadda dalkaasi ee Kapul.

Qaraxa hore oo ahaa Qof Naftii halige ah oo isku soo xiray Walxaha Qarxa ayaa isku qarxiyay xarun Laamaha amaanka Afganistan ay leeyihiin oo ku taalo magaalada Kapul,sida laga soo xigtay Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha gudaha dalkaasi.

Sidoo kale,Qaraxa Labaad oo ku dhacay 20-daqiiqo gudahooda ka dib Qaraxii koowaad ayaa saameynta ugu ballaaran waxay ka soo gaartay Kooxo Gurmad Caafimaad iyo Wariyeyaal goobta soo gaaray,sida warbixintu ay sheegeyso.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in Weerarka ay ku dhinteen ku dhawaad 21-ruux halka 27-kale ay ku dhaawacmeen.

Warar ka soo baxaya weerarka ayaa sheegaya in laga cabsi qabo in khasaaraha ka dhashay Qaraxyada marba marka ka danbeyso ay sii kordhi karto.

Wakaalada Wararka ee AFP,ayaa ku warantay in Wariye sawir qaade u ahaa,Shah Marai,uu ka mid noqday dadka ay Qaraxyada waxyeelo ka soo gaartay.

Sidoo kale,TOLO NEWS,ayaa sheegeysa in Qaraxii Labaad ay ku dhaawacmeen labo kale oo ka tirsan wariyeyaasha goobta gaaray.

Ma jirto,cid ilaa iyo hadda sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxyada ka dhacay magaalada Caasimadda ah ee Kapul oo ku soo aaday,xilli subax hore ay tahay oo dadka ay shaqooyin iyo waxbarashada ay u jarmaadayeen.

22 COMMENTS

  1. 渭伪胃萎渭伪蟿伪 渭蟺慰蠀味慰蠀魏喂慰蠉 蔚喂蟽伪纬蠅纬萎

    蔚位苇蠁伪谓蟿伪蟼 蟽蟿慰位萎 纬喂伪 渭蠅蟻维 jumbo 蟻慰味 渭蟺位慰蠉味伪 未喂伪蠁维谓蔚喂伪 蔚渭蟺蟻喂渭苇 蟽蟿蟻维蟺位蔚蟼 蟽蔚 mikael olympia 蠁蠈蟻蔚渭伪 渭伪魏蟻蠉 未伪谓蟿苇位伪 渭蔚 伪蟺位喂魏苇 位慰蠀位慰蠉未喂伪 arctic hunter 蟿蟽伪谓蟿伪 蟺位伪蟿畏蟽 b00121c bk 蟿伪 蠁位慰蟻维位 蠁慰蟻苇渭伪蟿伪 蟺慰蠀 蠁慰蟻维蔚喂 伪蠀蟿萎 畏 influencer 蟽蟿慰 蟽蟺委蟿喂 蟿畏蟼 蔚蟺慰蠂萎蟼 蟽蟿畏 蟽蠀蟻蟿萎 伪蠁蟻慰蠉…

  2. hamleys toy shop il negozio di

    vasos plasticos con tapa para postres patines para ni帽a de 3 a帽os black towel radiator car battery cable extension kit 15.74 modni bi啪uterija nakit setovi dr. batz kr茅m sz铆n疟 papucs 41 es sagler flatware garden pillar lights

  3. 讟讘注讬 住讬住诇 讞转讜诇 砖专讬讟讜转 讗谞讟讬 诇讛讞诇讬拽 诪讞爪诇转 讚讙讬 爪讜专讛 讗讜拽住驻讜专讚 讘讚 转讞转讜谉 讙专讜讚 诇讟讞讬谞转 讟驻专讬 讛讙谞讛

    讞讜专祝 谞砖讬诐 住专讜讙 t shrits 诪讜爪拽 讻讬住 讬诇讚讛 谞砖讬诐 诪拽专讬转 诪讜爪拽 注诐 讻讬住讬诐 讗专讜讱 砖专讜讜诇 讞讜诇爪讜转 谞砖讬 讞讜诇爪讛 blusas TPR 诇讞讬讜转 诪讞诪讚 讻诇讘 讻讚讜专 讞专讬拽转 讻诇讘 爪注爪讜注讬 诇讙讜诇讚谉 专讟专讬讘专 讙讚讜诇 讛讻诇讘讬诐 讛诪诪讜住诪专 讻讚讜专 住讜驻专 讗诇住讟讬讬诐 住讗讜谞讚 诇诇注讜住 砖谉 谞讬拽讜讬 讙讜专 爪注爪讜注 12 V 24 V Dc 转拽注 诪爪讬转 诇专讻讘 诪讟注…

  4. jam speaker with alexa

    fabric stores online timberland zimne topanky aplik谩cie android macacie skrabadla 啪ehli膷ka a kulma v jednom land silicone eyeglass cord chains reading sunglass personaggi prezzi pi霉 bassi online su mastro geppetto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here