Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku qaabbilay Safiirrada Dalalka Sweden iyo Norway ee Soomaaliya+Sawirro

16
3647

Khamiis 31 Janaayo 2019 (RBB News) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya,mudane, Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay danjirayaasha Waddamada, Sweden iyo Norway u jooga Soomaaliya, Von Uexkull Andreas iyo Rognlie Elin Bergith.

Ra’iisul Wasaare, Xasan Cali Khayre ayaa Safiirrada kala haday xoojinta xariirka soo jireenka ah ee kala dhexeeya Soomaaliya, in Dowladaha Sweden iyo Norway ay ka caawiyaan dedaallada cafinta deymaha, dhaqaalaha iyo shaqo abuurka.

Danjirayaasha, Sweden iyo Norway u fadhiya Soomaaliya ayaa u sheegay Ra’iisul Wasaare Khayre, in Dowladahoodu ay ka go’antahay in Soomaaliya ay kala shaqeeyaan qorshaha dib u soo kabahasha ee lagu xusay tubaha Qaranka.

Waxayna dhanka kale ammaaneen Safiirrada dib u habaynta ballaaran ee ay Dowladdu ku wado hannaanka Dowlad wanaagga, dhismaha hay’adaha Dowladda, dhaqaalaha iyo Ciidanka.

Sweden iyo Norway ayaa kamid ah Dowladaha dedaalka badan ku bixiyay sidii Soomaaliya ay uga soo kabsan labayd Qaran jabkii iyo burburkii gaaray ee Sanooyinka badan soo jiitamayay.

 

 

16 COMMENTS

  1. gelbe unterw盲sche damen

    wie am besten locken machen kinderzimmer deko pinterest lego ninjago gardinen kurzjacke damen beige stanzette con tre letti pettorina norvegese hurtta giochi gratis online di animali gebrauchter frack styling d眉sseldorf schwingfigur cotone per tende ca…

  2. Good blog you have here.. It’s hard to find quality writing like yours these days. I honestly appreciate people like you! Take care!!

  3. seggiolino auto senza isofix

    gopro hero modelle kopfh枚rer zum trainieren sandmann bettw盲sche carrello acciaio inox donna e moto offerte iphone 5 a rate tiragraffi per gatti giganti saucony con palme montatura occhiali da vista vendita dispositivi medici laterne basteln dino kurze…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here