Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo daahfuray shirka xal Loogu raadinayo Barakacayaasha Kunool Muqdisho.

16
3414

Khamiis 31 Janaayo 2019 (RBB News) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Soomaaliya, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta daah-furay shirka waaxda xal u helidda barakacayaasha Gobolka Banaadir.

Kulanka oo looga hadlayay sidii xal buuxa looga gaari lahaa dhammaan dhibaatooyinka calaamadda ku ah horumarka Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed, ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wakiillo ka socda Qaramada midoobay iyo hay’adaha sama-falka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo kulanka furay ayaa sheegay in 2.6 Milyan oo Soomaali ah loo aqoonsan yahay in ay barakacayaal yahay, halka Hal Milyad Dad ka badanna ay daafaha Caalamka ku yihiin Qaxooti, isagoo tilmaamay in Nus Malyuun Qofna ay ku nool yihiin Magaalada Muqdisho.

Sababta ugu badan ee keenta Qaxa iyo barakaca ayuu ku tilmaamay, dagaallada sokeeye, fatahaadaha , duufaannada iyo abaaraha, kuwaas oo keena nabaad guur iyo is-beddel ku dhaca Cimmilada, Xoolahana ku qasba in ay nolol u soo raadsadaan Magaalooyinka.

Mudane, Khadar, ayaa faray hay’adaha Caalamka, maamul Goboleedyada iyo wasaaradaha ay khuseyso in laga fekero sidii xal deg-deg ah loogu heli lahaa Barakacayaasha Gobolka Banaadir iyadoo Alle la kaashanaya.

Wuxuu sheegay in xukuumaddu ay ahmiyad weyn siisay xal u helista barakacayaasha, taas oo qeyb ka ah Tubta siyaasadda loo dhan yahay ee arrimaha Bulshada,wuxuuna ku micneeyay in Dadka kasoo hayaamay degaannadoodii hore ay qeyb ka yihiin Bulshada inteeda kale.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka ayaa sheegay in barakacayaashu ay xaqna u leeyihiin in ay helaan ,amni, xuquuq, Nolol, Hooy iyo Hu’, wuxuuna sheegay in ay Dowladdu ay heegan u tahay sidii wax loogu qaban lahaa.

16 COMMENTS

  1. obviously like your web site however you have to check the spelling on several of your posts. Many of them are rife with spelling problems and I to find it very troublesome to inform the reality then again I¡¦ll definitely come again again.

  2. hey there and thanks to your information – I have definitely picked up anything new from proper here. I did alternatively experience a few technical points using this web site, since I skilled to reload the site a lot of times prior to I could get it to load correctly. I were considering in case your hosting is OK? No longer that I am complaining, but sluggish loading cases times will often impact your placement in google and could injury your high-quality ranking if ads and ***********|advertising|advertising|advertising and *********** with Adwords. Anyway I’m adding this RSS to my e-mail and can look out for a lot extra of your respective intriguing content. Ensure that you update this once more soon..

  3. I carry on listening to the newscast lecture about getting free online grant applications so I have been looking around for the finest site to get one. Could you tell me please, where could i acquire some?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here