Russia oo usoo baxday Wareega Bug baxda ee Koobka adduunka iyadoo Tartanka ka Reebay Xulka Egypt+SAWIRRO

1225
10716

( Russia ) 19 Juunyo 2018. Xulka Martigalinaya koobka adduunka ayaa gaaray wareega bug baxda kamid markii ay si sahlan guul kaga gaareen Egypt cayaar ku dhamaatay 3-1.

Kulanka qeybtiisa kowaad ayaa lagu kala maray goolal la’aan 0-0 ah balse wax kasta ayaa is badalay markii ay dib u bilaabatay kaambiyaha dambe.

Xulka martigalinaya koobka ee Russia ayaa helay goolka koowaad wuxuuna ahaa mid ay iska dhaliyeen cayaariyahanada Egypt gaar ahaan laacibka Ahmed Fathi markii kaambiyaha dambe ay socotay un labo daqiiqo.

Intaa loogama harin qaranka faraaciinta oo waxaa goolka  labaad si qurux badan kaga dhaliyay Denis Cheryshev oo la kulmay baas banaanka lasoo dhigay si hoose ayuuna goolka ugu hubsaday daqiidadii 59-aad waxaana goolkiisa seddaxaad uu tartanka kadhalinayo laba kulan oo ay cayaareen.

Xiddigaha xulka Egypt ayaa u muuqday kuwa ka niyad jabay cayaarta sababtoo ah waxa seddaxd daqiiqo kadib goolka labaad ee Russia yimid midkoodii seddxaad kaa oo ahaa kubbadd jog dheer ku socotay oo laga soo tuuray goolka martigaliyaasha waxaana gool u badalay xiddiga  Artem Dzyuba kana dhigay dheesha 3-0.

Eygpt ayaa goolka qura oo ay helaan uu ahaa rigoore lagu galay Mo Salah is isaga ayaan u dhaliyay markii cayaartu socotay 73 daqiiqo.

Masar ayaa noqotay dalkii u horeyay ee isaga hara tartanka cayaaraha adduunka madaama ay qasaareen labadii cayaar ee Group A waxayna kulan kooda u dambeya la dheeli doonaan Saudi Arabia.

1225 COMMENTS

  1. Thanks for every other informative blog. The place else may just I get that kind of info written in such a perfect method? I’ve a venture that I’m just now running on, and I’ve been at the glance out for such info.|

  2. Excellent goods from you, man. I’ve understand your stuff previous to and you are just too fantastic. I really like what you’ve acquired here, really like what you’re stating and the way in which you say it. You make it enjoyable and you still care for to keep it sensible. I can’t wait to read far more from you. This is actually a terrific site.

  3. This is really interesting, You are an overly professional blogger. I’ve joined your rss feed and look ahead to in quest of more of your magnificent post. Additionally, I’ve shared your website in my social networks|

  4. Hello! I know this is kinda off topic however , I’d figured I’d ask. Would you be interested in trading links or maybe guest writing a blog article or vice-versa? My blog goes over a lot of the same subjects as yours and I believe we could greatly benefit from each other. If you’re interested feel free to send me an e-mail. I look forward to hearing from you! Fantastic blog by the way!

  5. Greetings, I believe your website could be having internet browser compatibility issues. When I take a look at your website in Safari, it looks fine however, when opening in IE, it’s got some overlapping issues. I simply wanted to give you a quick heads up! Besides that, excellent website!|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here