Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Kuwait oo nuqul kamid ah Waraaqihiisa aqoonsiga Laga gudoomay.

429
5320

Arbaco 30 Janaayo 2019 (RBB News) – Safiirka cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait Danjire Cabdullaahi Odowaa ayaa Nuqul kamid ah Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimmo u gudbiyey Ku-xiggeenka Ra’iisul wasaaraha Dawladda Kuwait ahna Wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxaana kulan ay ku yeesheen xarunta wasaaradda arrimaha dibada.

Kulanka Safiirka cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait uu la yeeshay Ku-xiggeenka Ra’iisul wasaaraha Dawladda Kuwait ahna Wasiirka arrimaha dibada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka ku-xiggeenka Wasaaradda arrimaha dibada, Kaaliyaha arrimaha Maamuuska ee Wasaaradda arrimaha dibada Kuwait, Kaaliyaha Wasiirka arrimaha Dibada, Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait iyo Madax kale.

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Kuwait ayaa madaxda dalkaasi ee uu la kulamay waxa uu kala hadlay Xoojinta xiriirka Taariikhiga ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kuwait iyo siddii loo sii dardar gelin lahaa iskaashiga labada dal.

Danjire Cabdullaahi Odowaa Safiirka cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait ayaa sheegay in Dawladda Kuwait ay boggaadisay Horumarka iyo dib usoo kabashada Soomaaliya, ayna diyaar u yihiin in ay garab istaagaan Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Danjire Cabdullaahi Odowaa ayaa xusay in Madaxda Dawladda Kuwait ee kulanka uu la yeeshay ay u rajeeyeen in uu ku guuleysto Masuuliyada culus ee loo dhiibay.

429 COMMENTS

  1. Hello! I know this is kind of off topic but I was wondering if you knew where I
    could get a captcha plugin for my comment form? I’m using
    the same blog platform as yours and I’m having difficulty finding one?
    Thanks a lot!

  2. Thanks for your marvelous posting! I definitely enjoyed reading it,
    you may be a great author. I will remember to bookmark your blog and definitely will come back down the road.
    I want to encourage you to definitely continue your great writing, have a nice
    weekend!

  3. Hi, I do think this is an excellent blog. I stumbledupon it 😉 I am going to revisit yet again since I bookmarked it. Money and freedom is the best way to change, may you be rich and continue to guide other people.

  4. I’m impressed, I must say. Seldom do I come across a blog that’s equally educative and interesting, and without a doubt, you have hit the nail on the head. The problem is something too few men and women are speaking intelligently about. I’m very happy that I came across this in my search for something relating to this.

  5. I’ve been browsing online more than 2 hours today, yet I never found any interesting
    article like yours. It’s pretty worth enough for me. In my view, if all website owners and
    bloggers made good content as you did, the web will be a lot more
    useful than ever before.

  6. I was suggested this web site by means of my cousin. I am no
    longer certain whether this submit is written by
    way of him as nobody else know such targeted approximately my difficulty.
    You’re amazing! Thank you!

  7. Howdy, I do believe your website may be having internet browser compatibility issues. Whenever I look at your web site in Safari, it looks fine however when opening in Internet Explorer, it has some overlapping issues. I simply wanted to provide you with a quick heads up! Apart from that, wonderful blog!

  8. Hi there, I do think your web site might be having internet browser compatibility issues. When I look at your web site in Safari, it looks fine however, when opening in IE, it’s got some overlapping issues. I merely wanted to give you a quick heads up! Besides that, excellent website!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here