Saraakiil Ciidanka Boliiska ka ah oo Dalacday.

0
313

26/July/2020, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa darajooyin ufaafiyay Saraakiil Ciidanka ah ka dib dalacsiinta Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya.

Saraakiishaan Dalacday ayaa kala ah;- Taliyaha Saldhiga Boliiska Airport-ka Gaashaanle Cabdifitaax Bashiir, oo udalacay Gaashaanle Dhexe.

Afhayeenka Ciidanka Boliiiska Soomaaliyeed, Dhamme Sadiiq Duudishe, oo u dalacay Gaashaanle.

Iyo Saraakiil kale, faafinta Taliyaha Ciidanka ayaa lagu sheegay in Saraakishaan ay yihiin Kuwo firfircoon. Isla markaana muhiim u ah Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.