Sawiradii Ugu Dambeeyay Ee Goobta Qaraxa Uu Kadhacay

0
399

Gaariga Ardayda

Gaariga sidan u burburay Booliisku waxa ay sheegeen in ay saarnaayeen arday kamid ah kuwa jaamacadda Banaadir dhigta, inkastoo aysan weli jaamacaddu caddeyn ardayda in ay dhiganayeen jaamacaddooda.