Shan Sababood Oo Barcelona Ku Kalifay In Ay La Soo Wareegaan Arturo Vidal

12
11456

4/8/2018 (RBB) Saxiixaas waxa uu noqonayaa kii afraad ee ay Barcelona sameeyso xagaagan kaddib Malcom, Clement Lenglet iyo Arthur.

Vilda waxa hore loola xiriirinayey Chelsea iyo Manchester United balse hadda waxa uu noqday ciyaaryahan Catalans.

Sida ay qortay MARCA, shan sababood ayaa ku qasbay Barcelona saxiixa Vidal

1.Bedelka Paulinho

Warar ayaa sheegaya in tababaraha Barcelona uusan ku faraxsaneyn in Paulinho laga iibiyo kooxda, taas ayaa sababtay in Vidal loo keeno.

2.Ciyaaryahan meel walba taagan

Vidal waa dagaalyahan meel walba ka dheela, waxa uu fursad siin doonnaa Sergio Busquets iyo Ivan Rakitic

3.Bootin dheeridda

Awoodda uu u leeyahay in uu madax galo, daliyo kuna bixiyo waa mid kale oo kale sababa ay Barcelona u raadisay Vidal

4.Hoggaamin

Shaki kuma jiro in Vidal u dhaqmo sida abaanduulaha – waa ciyaaryahan leh hibo hoggaamineed

Marca suggest his character and winning mentality would help him slot in seamlessly.

Khibrad

Arturo Vidal oo hadda jira 31 waa laacib khibrad weyn leh, kahor Bayern Munich – kooxaha uu u soo dheelay waxaa ka mid a Juventus iyo Beyer Liverkusen.

12 COMMENTS

  1. flow motion activated

    stuff4 personnalis茅 marbre personnalis茅 coque pour samsung tablette samsung galaxy tab 3 16 go 10.1 pouces noir jaune etui et sac off white etui coque iphone x coque iphone 7 plus 8 plus nike 07 trampki converse ct all star big eyelets ox 560658c almos…

  2. bugs bunny and lola shirt hoodie tank

    grossiste et d茅taillant authentique en ligne air vapormax gorros y sombreros compr谩 accesorios masculino ahora baby odette ballerina kjole konges sl酶jd sengerand lemon kattekostume k酶b og salg af nyt og brugt 丕賱賮賵賱丕匕 丕賱賲賯丕賵賲 賱賱氐丿兀 賰賷爻 卮丕賷 賰賱賷亘 賲賯丕賵賲丞 T…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here