Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Dhibaatada Ciidanka Kenya Ay U Gaysteen Xarumaha Shirkadda Hormuud.

294
8084

Khamiis, Janaayo 24, 2019 (RBB News) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sannadkaan la doonayo in la qabto iyo hab-raaca heshiisyada Caalamiga ah.

Shirka ayaa ugu horayn looga hadlay hal-beegyada afarta tubood ku jira ee wasiirradu ay ballan qaadeen in ay fulinayaan sannadkaan 2019, waxaana golohu isku raacay in sannadkaan uu noqdo sannad shaqooyin badan la qabto isla xisaabtankana la dardar-geliyo.

Wasiirka boostada, isgaarsiinta iyo teknoologiyadda XFS, Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa intaa kadib goloha wasiirrada war bixin ka siiyay xaruma ay leedahay shirkadda Isgaaarsiinta Hormuud oo ay burburiyeen ciidanka Kenya.

Golaha ayaa isku raacay in dhibaatada xarumaha la gaarsiiyay looga hadlo kulan ay dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ku yeelanayaan magaalada Mandheera ee dalka Kenya.

Shirka golaha ayaa ugu dambayn dood dheer looga yeeshay hab-raaca heshiisyada caalamiga ah oo golaha uu usoo gudbiyay garyaqaanka guud ee dawladda.

294 COMMENTS

  1. In January last year, speck auosqpp mow down ill. It’s okay, decent a submissive cialis cialis, which passed in five days. But the temperature abruptly returned beside the end of the month: the thermometer showed 45. The old bean was urgently hospitalized with fever and convulsions. A scattering hours later, three-year-old Yegor stopped breathing – he knock into a coma. With the better of a ventilator and a tracheostomy, the doctors resumed the charge of the lungs, but oxygen starvation struck the brain. The kid has out of the window everything that he managed to learn in three years. The diagnosis is posthypoxic encyphalopathy.

  2. ureditor

    kansas city royals batting practice hat 3d liverpool fc away kit junior for cheap adidas stan smith hvid and grey nike air max thea black black pony nike blazer ac low svart new wayfarer ray ban polarized tortoise

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here