Shirweeyne qaran oo looga hadli doono dib u eegista dastuurka oo la qaban doono bartamaha bishan

1227
23034

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlada Federalka Soomaaliya, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka.

Guddiyadan sedexda Dhinac ah ayaa waxaa dhawaan loo xilsaaray Diyaarinta iyo qabanqaabada Shir-weynaha Qaran, Waxaana  mudooyinkii u danbeeyay socday shirar joogta ah oo arrintan ku aadan.

Dhammaan Hay’adahan u xil-saaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa sheegay in Shir-weynaha Qaran uu qabsoomi doono inta u dhaxeyso 13 – 15 bishan Maajo, sida qorshu uu yahay  waxaa ka soo qaybgeli doonaan in kabadan 300 oo qof.

Si kastaba ha ahaatee Dadka Ka qaybgala Shir-weynaha Qaran ayaa ka koobnaan doona sida la tilmaamay xubno ka socda laamaha Garsoorka, Sharci-dejinta iyo Fulinta ee heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed. Sidoo kale waxaa ka soo qaybgelidoonaan xubno badan oo kamid ah Ururada Bulshada Rayidka oo ka kala imaanaya Gobolada dalka iyo qurbojoogta Soomaaliyeed.

1227 COMMENTS

  1. buy instagram followers

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a few unrelated information, nevertheless truly really worth taking a look, whoa did a single learn about Mid East has got extra problerms at the same time […]

  2. Title

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a few unrelated data, nevertheless really really worth taking a search, whoa did one particular understand about Mid East has got much more problerms at the same time […]

  3. Title

    […]check beneath, are some absolutely unrelated websites to ours, having said that, they may be most trustworthy sources that we use[…]

  4. Title

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a couple of unrelated information, nevertheless actually worth taking a look, whoa did 1 find out about Mid East has got much more problerms too […]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here