Shuruudoodo oo lagu xiray Ardayda galeysa Imtixaanka dowladda

0
366

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) – Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu soo maro ardeyga ka qeyb galaya imtixaanka shahaadiga.