Taariikh Nololeedka Madaxweynaha DDSI oo kooban

17
8563

Axmed Cabdi Sheekh Maxamed (Ilkacase) wuxuu 1986 ku dhashay magaalada Garbo ee gobolka Fiiq.

Tacliintiisa hoose iyo tan sare wuxuu ku qaatay machadka Eget oo ah machad ku yaalla magaalada Addis Ababa oo ay dhigtaan ardayda ka soo jeedda qoysaska danyarta ah.

Dugsiga sare wuxuu ka baxay 2009.

Jaamacadda Diri-dhabe ayuu ka baxay 2012, isagoo bartay dhaqaalaha iyo istaatistikada.

Dabayaaqadii 2012 ayuu shaqadiisii ugu horraysay ka billaabay magaalada Godey, halkaas oo uu ka noqday sarkaalka canshuuraha.

Isla shaqadaas ayuu 2014 ka qabatay magaalada Jigjiga.

Isla sannadkii 2014 wuxuu u dallacay inuu noqdo duqa magaalada Qabri Dahar.

Sannadkii 2015, wuxuu noqday agaasime ku xigeenka arrimaha maaliyadda ee gobolka Soomaalida ee Itoobiya.

2016 waxaa loo dallacsiiyey madaxa maaliyadda ee DDSI, taasoo ah darajo u dhiganta wasiirka maaliyadda, ilaa iyo seddex bilood ka hor, markaasoo loo beddelay hay’adda biyaha.

2017 ayuu shahaadada darajada labaad ee maaraynta masiibooyinka ka qaatay jaamacadda Bahir Dar.

Waa xaasle dhalay 7 ilmood (afar wiil iyo seddex gabdhood).

17 COMMENTS

  1. bocanci baieti ghete barbati de iarna imblanite cu arici

    curea de margele brick7 vanzare geci dama colegiu doua culori rosu alb l larisfashion chloe 銈儹銈?銇?chlo茅 faye suede and leather mini backpack 銈汇儍銉堛偄銉冦儣 銉儑銈c兗銈?銈广偒銉笺儓 銉兂銈颁笀 銉嬨儍銉堛儓銉冦儣銈?銉椼儶銉笺儎 lohaco sale converse 銈炽兂銉愩兗銈?銈兗銉偣銈裤兗 銈广儶銉冦儣 锝夛綁锝?/a> 妤藉ぉ甯傚…

  2. kost眉me karneval

    klangspiel windspiel tablet 10 zoll g眉nstig kaufen mcm tasche outfit braun 550cc shaver ansichtskarten g眉nstig kaufen ipl technik haarentfernung erfahrungsberichte designer abendkleider g眉nstig maglietta lunga dietro e corta davanti igi co punti vendit…

  3. An intriguing discussion is worth comment. There’s no doubt that that you ought to write more on this subject, it might not be a taboo subject but usually folks don’t discuss these subjects. To the next! All the best!!

  4. bijoux pendentif personnalis茅

    leichte regenjacke zum joggen heine designer handtaschen 2 in 1 blusen pullover casco jet hjc occhiali da vista tigrati marsupio blu shoes piumini donna primavera estate colle roul茅 noir linge de lit professionnels vente livre amazon head tennis logo m…

  5. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here