<!-- Dhig qoraalkaaga inta u dhaxeeyso labada quatation marks-->


var a; a ="<center><h3>Inaa lilaalahi waa Inaa Eleyhi Raajucuun.<p>Allaha u naxariista, Macallin Nuur Maxamed Siyaad oo Ku Geeriyaday Nairobi, Kenya.(1921-2009)</h3></center>";


var b; b = "(October 28, 2008), Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay Qabuuro ku yaal degamada Madiina ee Magaalaa Mogadishu, Macalin Nuur Maxamed Siyaad, oo kamida ahaa maashaqda-qaranigan ugu waa-weyne ee soo mara taariikhda qarnigan ee dalka Somaliya. ";


var c; c = "<p align=justify><img src=images/tacsi.jpg width=150 height=165 border=1 align=left hspace=05>Naxa-shakii lagu siday maydka Macalin Nuur Maxamed Siyaad diyaaradii siday ayaa soo caga dhigatay maanta garoonka diyaaraha ee  Adan Cade Interanational Airprta abaarihii markii ay saacado ay aheyd 11;00 subaxa-nimo waqtiga Mogadishsu.";


var d; d ="Macalin Nuur Maxamed Siyaad, oo geeri-yooday subuucii dhawaa, ayaa waxaa uu kamid ahaa mashaa-iqda doorka weyne kasoo qaadatay abaabulka, kicinta, iyo kubaraarujinta dadka diinta Islamka, waxaana how-shaasi fidinta diinta uu soo waday mudo ka badan nus- Qarni. Waxa-yaabaha waa-weyne ee lagu xusuusto ayaa waxaa kamid ahaa yag-yeelida ilaa masaajida oo ay dadku Allah ku-caabudaan..<p>Waxayaahii uu soo qabtay Marxuumka intii uu noolaa ayaa waxaa kale kamid ahaa sare u qaadida aqoonta macalimiinta bara diinta Islaamka. Si himi-ladaasi uu taaba-geliyo, ayaa waxaa uu aas-aasay xurumo ay tababar ay kuqaataan Macallimiinta inteyan u gudbin dugisyada-Quraanka Kariimka ay ardayda ay kubartaan. Waxaana la tibaaxey iney goob-ahaasi ay markasta ku sugnaayeen boqolaal xir ah oo iskaga imaan jiray gobolada dalka oo dhan.<p>Sida la tilmaamay waxa dugisyadaasi waxa kusoo bartay da-yar aad fara badan. Waxaa sidaa oo kle uu gun-tadey sidii ay ardayda Somaaliyeed ay u heli-lahaayeen macalimiin tababaran oo wax barkara da-da yare soo koreeysay. Sida ay xiritiisa ay noo sheegeen,  kumaan kun arday gaaraysa oo maanta katirsan qeybaha kale duwan ee bulshada ay kasoo iflaaxeen dugisyadaasi.<p>Dadka taariikhdiisa sida weyne ula socoday ayaa sidaasi oo kale sheegey inuu qaaday talaabadii uu ku aas-aasay goob xabaal ah ee dhacda koonfureed ee magaalda Mogadsishu. Waxaana ay taasi timid kadib markii ay ciiriiri gashay goobaha dadka muslimaka ah lagu aaso karo ee magaaladad Xamar. Waxaana uu marxuumka uu xooga saaray sidii uu taaba-gelin lahaa goob-dadka lagu xabaalo, marka ay tii-alle ay heleesho.<p>Waxaana culimada ku dhow-dhow ay xaqiijiyee in maanta xabaala-haasi ay ku aasan yihiin dad-fara badan- oo qaarabo la ah dadka ku dhaqnaa magaalada xamare, waxaan Dhamaan Allaha looga rajeynaa in uu geliyo Janadiisa fardows, waxaa la tibaaxey iney ay aad fududeey in qofka lagu xabaalo qubuurahaasi. Waxaana dad-badan ay xabaashi ay yaqiineyneyn, Qabuuraha Macalin Nuur] ee dhaca jidka isku xira- Xamar iyo Afgoye ee Shabeelaha Hoose.<p>Sidaasi oo kale ayaa waxa uu noloshiisa inteeda badan waxaa uu ku dadaalay dhisida iyo abaa-bulida mow-lacyada iyo xurumo ay ku hakan karaan xirta meelaha fog-fog ka yimaada ee dooneyay in diinta ku bartaan magaalada xamar, waxaa la sheegay iney goobahaasi ay ka heli jireen wax-ayaabaha daruuriga sida hoyga, raashinka iyo dharka la xirto intii ay ku guda jiraan barashada diint-Islmaaka.<p>Intii ay bur-burka ay ku jirtay umada Somaaliyeed, qaastan dadka kudhaqan magaalada Xamar,  Macallin Nuur M. Siyaad ayaa waxaa uu ku sugaan gudaha magaalada Xamar inta badan, waxaana lasheegay uu kaalin weyne -kasoo qaatay joojint colaadaha ragaadiyay dadka iyo dalka Somaaliyeed, asaga oo xooga saari jirey isu-soo dhaweynta beelaha ay kala fogeeysay colaadaha kadhashay qaran jabka heleeshay dadka Somaaliyeed.<p>Kadib markii ay diyaaradii sidey meydkiisa ay soo caga dhigatey garoonka diyaaradaha Adan Cade Airport, Maanta oo ay taariikhdu ay tahay Novembr 2, 2009, ayaa waxaa loo gudbiyay Qabuuro ku-yaala degamada Midiina ee Gobolka Banadir. Waxaana isla-maatadan la aasay Macalinka-macaliimiinta Macallin Nuur-Maxed Siyaad oo lagu aqoonsan jirey Go-yaasha Cad-Cad ee uu xirin jirey iyo kutubka Quraanka uu kuheysan jirey gacanta midigta intii uu nolaa... Qabrigiisa Allah u cadeeyee... Inaa Lilaahi Wa inaa Ileheyi Raajucuun<p>";


var e; e = "<img src=images/horizontal.gif width=420><br>TAARIIKH NOLOLEEDKA MACALLIN NUUR MAXAMED SIYAD (1921- 2009).<p>Sida dadka taariikh-diisa sida weyn ula socda aynoo sheegeen Macalin Nuur Maxamed Siyaad uu ku dhashay degaanka Ceel-dheer ee Gobolka Gal-gaduud sanddii 1921,  waxaana uu dugsi-qoraankii ugu horeeyay ee gancata ku qabtay taarkhiidu markii ay ahey 1944. <p>Waxaana la tilmaamay qeybaha bulshada ee kale duwan ay siweyne ay uga soo qeyb-galeen aasida Macalinka,iyada lawada og yahay xaalada adaga ee heysta umad somaaliyeed. Iyagoo oo dhamaan Allah uga barayay in Janadiisa geliyoa, waxeyne u rajeyeen inuu Allah uu qab-riigiis uu waasac uga dhigo ...<p><p>Inaa lilaahi wani-naa Ilheyhi Rajacuun, waxaa xaqiiq ah i nafkasat ay dhamaneyso goortay ahaataba, waxaa markale loo taci-sayadeynaa Qoyskii iyo dhamaan ehelkiisa,  waxaana Allah uga baryeynaa in uu geliyo Jannadiisa, qoyskii uu katagayna samir-imaan kasiiyo.<p> Taariikha Noloshiisi oo tafatiran dib ayaa loo soo bandhigi doonaa Insha-allah<p>Amiin.<p>Radio Banadir, Mogadishu, Somalia.";


document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + a +"<p align=justify>");
                        
document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + b +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + c +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + d +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + e +"<p align=justify>");











































































































































































































































































































