Talyaaniga: Tirada Dadka ku Dhintay Buundadii Duntay oo Korortay

6
5856

Dhowr qof ayaa wali la la’yahay iyada oo dadka gurmadka ka shaqeeya ay sii wadaan in ay ka raadiyaan burburkii ka dhacay qaybta leexatada ah ee buundada Morandi oo soo go’day intii ay socotay dabayl xoog leh.

Bur bur-ka dhismaha ayaa sababay in daraasiin gawaari ah ka soo dhacaan dhirir dhan 45 mitir, iyadoo qaybo waawayn oo birta ah ay hoos ugu dhaceen bakhaarada warshadaha ka hooseeya buundada.

Sida laga soo xigtey mas’uuliyiinta, guud ahaan dadka dhintay ayaa ahaa wadayaashii baabuurta ee marayay buundada mana jirin dad meelaha marayay oo ku dhintay masiibadaasi.

XIGASHO: VOA

6 COMMENTS

  1. Oh my goodness! Impressive article dude! Thank you so much, However I am experiencing difficulties with your RSS. I don’t understand the reason why I cannot subscribe to it. Is there anybody else having identical RSS issues? Anybody who knows the solution will you kindly respond? Thanks!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here