Tartan Ciyaaraha Dalalka Carabta Oo Doxa Lagu Soo Gabagabeeyay.

0
200

Talaado RBB News:- Iyadoo Magaalada  Doxa Ee Dallk Qatar Muddoyinkii Ugu Dambeeyey Uu Kasocday  tartanka Ciyaaraha Ururka Sports-ka Carabta ayaa Waxaana Lagu Soo Gabaeey Isla Magaaladaasi .

Iyadoo Ciyaartooyda Guusha Kagaartey tartanka Ciyaaraha Ururka Sports-ka Carabta Xaflad Loogu Qabtey Magaalada Doxa Ee Dalka Qatar .

Waxaa Markii Ugu Horeysey Kaqeyb Galey Xaflada Shirka  Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xasan Cabdi Maxamed Xijaar Oo Lagu Marti Qaadey Xafladaasi Asaga Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo .

Sidoo Kale Xaflada tartanka Ciyaaraha Ururka Sports-ka Carabta ayaa Waxaa Kaqeyb Galey Dhalan Yaro Soomaliyeed oo Kusugnaa Gudaha Magalada Doxa Ee Dalka Qatar.

SHirka Gunaa Nadka tartanka Ciyaaraha Ururka Sports-ka Carabta  Dabadeed Ayaa Waxaa lafilayaa In  Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xasan Cabdi Maxamed Xijaar Oo Kulamo Kala Duwan Uu Laqaato Masuuliyiinta Dowlada Dalka Qatar .