Toos u daawo:- Xaflada Caleema-saarka Axmed Madoobe

0
194

Sabti RBB News:-Magaalada Kismaayo waxaa gordhow ka bilaabatay Xaflada Caleema-saarka Madaxweyne Axmed Madoobe iyadoo masuuliyiin kala duwan iyo Madax ka socota wadamada dariska ay ka qeyb qaadanayaan