Wadooyinka Jigjiga Oo xiran iyo Risaas Caawa Laga maqlayo gudaha Magalada.

131
3592

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) – Magaalada Jig jiga ayaa laga maqlayaa Rasaas iyadoo Wadooyinka Qaarna ay Xireen Qaar kamid ah Dadka Kaso Jeeda Qowmiyada Amxaarada.

Sababta aya lagu sheegay in Dadka Amxaarada ah ay ka Careysan yihiin wax yeelo la sheegay in loo geystay Gawaari ay lahaayeen Goobaha ay ku Cibaadeystaan ee Kaniisadaha.

xaalada Magaalada ayaa caawa kacsan waxaana la arkayaa ciidamo badan oo baaritaano sameynayo iyo kuwa xiraya wadooyinka waaweyn ee Magaalada Jigjiga.

131 COMMENTS

  1. Our doctor cerebration that Dad was perhaps even control superiors than Mom in this situation. Stricter, more insistent, bequeath not deplore once again when you want to select miserable viagra pills. Lovingly, I wanted to send my missus a break.
    I spent a doll-sized over a month in the all-out custody piece and two and a half months in the bone marrow remove unit. There I became a donor for my son. I’m overjoyed I was able to alleviate him. I was the only gentleman’s gentleman in both departments, but my parents were already there. That is, a inhibit in the quarter with a sprog is no longer a rarity.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here