Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiye Mursal Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jordan.

0
159

Sabti, RBB News:- Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Ee Baarlamaanka Jamuuriyada Somaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Magaaladda Amman ee Caasimadda Dalka Jordan

Wafdiga Gudoomiye Mursal waxaa garoonka Diyaarada kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Jordan Oo uu ka mid yahay guddoomiye kuxigeenka 1-aad Baarlamaanka Ee Dalka Jordan Ibrahim Al-Qur’an

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sheekh C,raxmaan ayaa ka qeyb geli doona shirka 30-aad ee deg dega ah oo ay yeelan doonaan Midowga Baarlamaanadda Aduunka qeybtiisa carabta kaasoo looga hadli doono heshiiskii qarniga.