WAR DEG DEG AH:-Qarax Labaad Oo Caawa Ka Hoteel Makka al Mukarama

0
707

Qarax labaad ayaa laga maqlay dhinaca waddada Maka al Mukarama wxuuna ka dhacay Hoteelka MAkka al Mukarrma,

Qaraxaasi ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,waxaana weli goobta ka socda gurmad deg deg ah.

Xaaladda Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa ah mid adag.

Waxaa Faahfaahin ka imaan doono warkan waxa kala socon doontaan wararkeena ka baxaayo Idaacada Banadir iyo website-ka.