WAR DEG DEG: Banaan bax rabshado wado ayaa ka socsdo isgooyska Hoolwadaag

0
666

Sabti, 13 April 2019 (RBB News) – Wararka nago soo gaarayo degmada hoolwadaag e gobolka Banadir ayaa sheegaaayo in ay banaanbax rabshado wado xaga ka socdaan waxaana la maqlaaya xabado ay ridiyaan ciidanka dowlada. banaanbaxan ayaa ka dambeeyay marki wiil moooto bajaaj iyo nin raakib u ahaa Halkas lugu dilay.

Sido kale gabar iyo aabaheed ayaa lugu dilay isgooyska tarabuunka iyugu mooto bajaaj saarnaa.