WAR DEG DEG: Qarax ka dhacay laba dhagax

0
772

Arbaco, 27 Maarso 2019 (RBB News) – Sida ey goobjagayaal u xaqiijiyeen idaacada banaadir waxa goordhaw qarax uu ka dhacay isgooyska laba dhagax e degmada wartanabada

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino nuuca dhulka lagu aaso islamarkaana la galiyay agaagaarka maqayada alnasri e labadhagax

Waxana la sheegay in eey waxyeelo ka soogartay dadka halkaasi kusugna