War Murtiyeed lagasoo saaray shirkii wadatashiga Puntland iyo madaxweyne Deni oo dhigay gogol looga arinsado marxalada Soomaaliya

0
577

Talaado, Maarso, 17, 2020 (RBB NEWS)- Abdi Farah Juxa, wasiirkii hore ee arimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, ayaa madasha shirka wadatashiga ka hor akhriyay War-murtiyeedka Kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland.

Warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxaa gogol qaran loogu fidiyay madaxda dawlada faderaalka Soomaaliya iyo kuwa dawlad goboleedyada si looga wada hadlo khilaafka dhinacayada u dhaxeeya isla markaana looga hishiiyo hanaanka doorashada.

Halkaan hoose ka akhriso war murtiyeedka.

This slideshow requires JavaScript.