War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya

1342
12739

Isniin, July, 30, 2018 (RBB)– Kaddib booqasho saddex cisho qaadatay iyo kulamo ku dhaxmaray magaalada Asmara hogaamiyayaasha labada dal Soomaaliya iyo Isaias Afwerki Cabdullaahi Farmaajo iyo Isisse Afrwirk ayaa ugu danbeyntii laga soo saaray war-murtiyeedkan.

Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee Ereteriya iyo Soomaaliya.

Iyada oo dib loo millicsanayo xaqiiqada ah in shucuubta Soomaaliya iyo Ereteriya ay si joogta ah isu garab istaageen, isuguna taageereen halgankii mid kasta ugu jirey xornimada, madaxbannaanida iyo horumarka.

Iyada oo lagu salaynayo xiriirka walaaltinnimo ee taariikhiga ah iyo dedaalka ay labada dowladood ugu jiraan yagleelidda iskaashi labada dhinac ah, oo u faa’iidaynaya labada dal iyo guud ahaan gobolka;

Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya waxay ku heshiiyeen qodobbada soo socda: –1.Soomaaliya waxay ku taallaa goob istiraatiiji ah, waxayna leedahay khayraad tiro badan oo isugu jira kuwo aadmi iyo kuwo dabiici ah.

Laakiin, ka faa’iideysiga khayraadkaas waxa ka hor istaagey dhibaatooyinka gudaha ka jira iyo faragelin dibadeed. Sidaasi darteed, Ereteriya waxay si mug leh u taageereysaa madaxbannaanida, siyaasadeed, qarannimada iyo midnimada Soomaaliya si dalku u soo ceshado maqaamkii uu ku dhex lahaa dunida, loona xaqiijiyo himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.

2.Soomaaliya iyo Ereteriya waxay dedaal gelinayaan sidii ay u sameysan lahaayeen iskaashi taabanaya dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada, dhaqanka, difaaca iyo amniga.

3.Labada dal waxay yagleelayaan xiriir diblomaasiyadeed iyaga oo is dhaafsanaya danjireyaal, sarena u qaadaya ganacsiga iyo maalgashiga dhexdooda ah, sidoo kalena isweydaarsanaya fursadaha la xiriira waxbarashada iyo dhaqanka.

4.Ereteriya iyo Soomaaliya waxay si wadajir ah uga hawlgelayaan sidii loo horumarin lahaa nabadgelyada, xasilloonida iyo isdhexgalka dhaqaale ee gobolka

1342 COMMENTS

  1. Title

    […]Wonderful story, reckoned we could combine some unrelated data, nevertheless definitely worth taking a search, whoa did one find out about Mid East has got additional problerms too […]

  2. Title

    […]although web sites we backlink to below are considerably not connected to ours, we really feel they may be essentially really worth a go by means of, so possess a look[…]

  3. Title

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a number of unrelated information, nevertheless seriously really worth taking a appear, whoa did one discover about Mid East has got a lot more problerms at the same time […]

  4. Title

    […]just beneath, are many totally not connected sites to ours, nonetheless, they are surely really worth going over[…]

  5. Title

    […]that may be the end of this article. Right here you’ll locate some web-sites that we feel you’ll enjoy, just click the links over[…]

  6. Title

    […]just beneath, are a lot of entirely not connected websites to ours, nevertheless, they may be surely really worth going over[…]

  7. Title

    […]please visit the web pages we comply with, which includes this one particular, as it represents our picks from the web[…]

  8. Title

    […]although sites we backlink to beneath are considerably not related to ours, we really feel they’re really worth a go by, so possess a look[…]

  9. Title

    […]just beneath, are a lot of completely not associated internet sites to ours, even so, they’re certainly really worth going over[…]

  10. Title

    […]that may be the end of this article. Here you will come across some websites that we believe you will appreciate, just click the hyperlinks over[…]

  11. Title

    […]just beneath, are many totally not associated web-sites to ours, on the other hand, they are certainly really worth going over[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here