Wararki ugu dambeeyay Qarax oo ka Dhacay Magaalda Muqdisho

0
356

Khamiis, 4 April 2019 (RBB News) – Wararka Nago soo gaaraayo degmeda xamar jajab ee gobolka Banadir ayaa sheegaya in u goor dhaweed u qarax xoogan o gaari lugu soo xiray ayaa ka dhacay degmadaas.

qaraxaas waxa lugu talagalay Xarunta iskuul buulisia o ku taala degmada Xamar Jajab.

Dad goobjoogayaal ah ayaan ka wareysanay sida ay wax u dhaceen

halkaan ka dhageyso Codka: