Wararkii ugu danbeeyay tirada dhimashada weerarkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

644
5335

Sabti, July, 07, 2018 (RBB) – Ugu yaraan 10 ruux oo ay ka mid ahaayeen shaqaale ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Askar ka tirsan ciidamada dowladda iyo kooxihii weerarka geystay ayaa ku dhintay weerarkii Ismaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Ex xaruntii hore ee Oto Oto oo hadda ah Wasaaradda arrimaha gudaha.

Ciidamada ammaanka ugu danbeyntii soo afjarayay weerarka xarunta oo ay ku ay wadda degan yihiin Wasaaraddaha arrimaha Gudaha iyo Amniga.

Xaruntan ayaa markii hore lagu weeraray gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, iyadoo dabley hubeysan oo gaarayay saddex dagaalame ay gudaha u galeen.

Wararka ayaa sheegaya in is rasaaseyn muddo saacad ka badan socotay kaddib ay ciidamada amniga ku guuleysteen in ay dilaan saddexda dagaalame oo gudaha u galay xarunta.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, kaasoo noqonaya weerarkii u horeeyay noociisa oo xarun dowladeed lagu qaado in muddo ah.

644 COMMENTS

  1. farmacia online gijon farmacia online sin gastos de envio en linea farmacia comprar viagra like are antiviral drugs safe during pregnancy. farmacia castro ocampo, farmacia online palma de mallorca. what does antiviral medication do, what is antiviral drug resistance. farmacia waisen, combination medication for the treatment potencia orbea. En linea farmacia comprar viagra site problemas de hormonios masculinos, farmacia calabria gel hidroalcoholico. farmacias cerca de mi sevilla, farmacias cerca de mi the internet seized on the information.
    farmacia abierta vigo potencia pro medicamentos opiГЎceos .

  2. Hey There. I found your weblog the usage of
    msn. That is an extremely smartly written article. I will make sure to bookmark it and come back to read more of
    your useful info. Thank you for the post. I will certainly
    comeback.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here