Warbaahinta caalamka oo baahisay Sawirro aan horay loo arag oo laga hayay Erdogan

139
5510

an iyo markii uu kusoo baxay Doorashada Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan warbaahinta caalamka ayaa baahineysa sawirro muujinaaya Erdogan oo cayaaraya banooni.

Warbaahinta ayaa sheegeysa in Erdogan uu ahaa cayaaryahan ka hor inta uusan kusoo biirin Siyaasada, isagoo u cayaari jiray ciyaartooy ka tirsan Naadiga K/cagta ee Kasımpaşa Spor Kulübü oo la asaasay sannadkii 1921-kii, kana mid ahayd Kooxaha Heerka Koowaad ee Turkiga.

Kooxdan uu u cayaari jiray Erdogan ayaa ka dhisneyd Xaafadda Beyoğlu ee magaalladda labaad ee ugu weyn dalkaasi ee Istanbuul.

Waxa ay warbaahintu Erdogan ku sifeysay inuu ahaa cayaaryahan caan ka ahaa dalka Turkiga, balse uu markii danbe kusoo biiray Siyaasada.

Inta uusan kusoo biirin Siyaasada waxa uu Erdogan ahaa Xiddig khadka dhexe ka ciyaara, isla markaana shacbiyadda ku dhex lahaa Taageerayaasha K/Cagta ee dalka Turkiga.

139 COMMENTS

  1. Its such as you learn my mind! You seem to know so much approximately this, like you wrote the e-book in it or something. I think that you just could do with some p.c. to force the message home a little bit, but instead of that, that is excellent blog. A great read. I’ll definitely be back.

  2. Heya i’m for the first time here. I found this board and I find It really useful & it helped me out a lot. I hope to give something back and help others like you aided me.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here