Warbixin: Ololaha doorashada Mareykanka

0
153

Shuraako Featured on VOA Somali

Ololaha doorashada Maraykanka ayaa si xawli ah ku socda, iyada oo ku dhawaad laba bil oo kaliya ay ka dhimantahay codbixinta.

Madaxweyne Trump iyo musharaxa dimuqraadiga Joe Biden ayaa safaro ugu baxaya gobollada muhiimka ah. Labada dhinac ayaa ku kala duwan qaabka ay farrriimaha ugu gudbinayaan codbixiyayaasha Maraykanka ah. Warbixintan waxaa aqalka cad ka soo dirtay Patsy Widakuswara, Xuseen Barre ayaa inoo soo koobaya.