Wargayskii shaqaalaha laga dilay oo maanta soo baxay

5
8558

Shaqaalaha wargayska the Capital Gazette ee ka soo baxa Maryland ayaa soo saaray caddadkii wargayska ee Jimcaha,ka dib markii nin dabley ah uu dilay 5 qof, tiro intaa ka bandanna uu ku dhaawacay xafiis uu wargaysku leeyahay.

Chase Cook , oo ah wariye u soo warrama wargayska ayaa bartiisa Twitter ku qoray “Wargays baas ayaan soo saaraynaa berri

Qoraalkiisa ayaa yimid saacado uun ka dib markii nin weerar soo qaaday oo ku hubaysnaa qori iyo garnayl uu rasaas ku bilaabay xafiiska wargayska.

Booliska ayaa halkaa ka daadgureeyey ilaa 170 qof

5 COMMENTS

  1. orologi citizen donna prezzi

    anmelden bei klarna damen jacke 52 k眉chenschr盲nke online bestellen zahlung auf nachnahme avent milchpumpe zubeh枚r aktuelle damenmode baur damenschuhe sanitas misuratore pressione parlante ultime mode vestiti cuscini lattice monitor computer prezzi tron…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here