Xaaf oo ku gacanseyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in shir deg deg isugu yimaadaan madaxda Galmudug

224
12399

Axad, September, 23, 2018 (RBB NEWS) – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hor yimid baaqii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in shir deg deg ah isugu yimadaan madaxda dowlad gobolleedka Galmudug.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug in ay ka soo qeybgalaan shir ka dhacaya madaxtooyada Soomaaliya oo la doonayo in lagu xaliyo khilaafka dhaxdooda ah.

War ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in aanay jirin Madax Galmudug oo is khilaafsan, wixii ka dambeeyay 18-kii bishan September, isla markaana mushikadaha ka jiray Galmudug ee siyaasadeed iyo amni ay ahaayee kuwo la abuuray oo laga soo maleegay Madaxtooyada Soomaaliya.

Wuxuu intaa ku daray in iyada oo la ixtiraamayo go’aankii shirka Kismaayo ee dowlad gobolleedyada xiligan suurtagal aheyn in ay shir u tagaan madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale dowladda federaalka ayuu ku eedeeyay in ay iska dhaga-marineyso Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in aanay jirin Madax Galmudug oo is khilaafsan, wixii ka dambeeyay 18-kii bishan September, isla markaana mushikadaha ka jiray Galmudug ee siyaasadeed iyo amni ay ahaayee kuwo la abuuray oo laga soo maleegay Madaxtooyada Soomaaliya.

Waa baaqii labaad ee madaxweynaha Soomaaliya oo lagu gacanseyro isaga oo horey ugu guuldareystay in uu shir isugu keeno madaxda dowlad gobolleedya.

224 COMMENTS

  1. I want to point out my appreciation for your kindness for men and women who actually need assistance with this particular question. Your real dedication to getting the solution throughout turned out to be incredibly powerful and has continually enabled folks much like me to achieve their aims. The insightful instruction indicates so much a person like me and still more to my office workers. Many thanks; from all of us.

  2. Aw, this is a very nice post. In concept I would like to set up writing this way moreover – taking time and actual effort to manufacture a great article… but what / things I say… I procrastinate alot through no indicates seem to go carried out.

  3. Simply desire to say your article is as astonishing. The clearness in your post is just excellent and i can assume you’re an expert on this subject. Fine with your permission let me to grab your RSS feed to keep updated with forthcoming post. Thanks a million and please continue the gratifying work.

  4. Magnificent goods from you, man. I’ve understand
    your stuff previous to and you are just extremely great. I really like what you have acquired here, really like what you’re stating and the way in which you
    say it. You make it entertaining and you still take care of to keep it smart.
    I can’t wait to read far more from you. This is actually a tremendous website.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here