Xaaska iyo aabaha dhalay ninkii isku qariyay Weerarkii Dhismaha DusitD2 oo la xirey

21
4078

Sabti, Janaayo, 19, 2019 (RBB NEWS) – Xaaska iyo aabaha dhalay ninkii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Dhismaha DusitD2 ayaa lagu xirey magaalada Mombasa sida ay sheegeen Booliska dalka Kenya.

Mahir Khalid oo la sheegay inuu ahaa qofkii isku qarxiyay afaafka hore ee Dhismaha DusitD2 ayaa aabihii Khalid Riziki iyo xaaskiisa waxaa su’aalo weydiinaya kooxaha baaraya weerarkii DusitD2.

Booliska ayaa waxa ay sheegeen in xaaska Mahir oo magaceeda lagu sheegay Suhaila Mwalim Bakari ay xiriir toos ah la lahayd Mahir kahor weerarkii Talaadadii.

Sida ay Booliska Kenya sheegayaan Mahir ayaa ku dhashay kuna soo barbaaray magaalada Mombasa,waxana uu ka soo laabtay dalka Soomaaliya 13kii bishan kadib markii uu tababar muddo sanad ah soo qaatay.

Wararka la xiriira baaritaanka dadkii xiriirka la lahaa raggii weeraray Hotel Dusit2D ayaa sheegaya in ay Booliska Kenya ay baadigoob ugu jiraan haweeney magaceeda la yiraahdo Kemunto Omwoyo taasoo ahayd xaaska mid kamid ah dadkii weerarka ka geystey magaalada Nairobi Cali Salim Gichunge

21 COMMENTS

  1. You really make it seem so easy with your presentation but I find this matter to be really something that I think I would never understand. It seems too complicated and very broad for me. I am looking forward for your next post, I will try to get the hang of it!

  2. I was very happy to find this web-site.I wanted to thanks in your time for this glorious read!! I definitely enjoying every little bit of it and I’ve you bookmarked to check out new stuff you weblog post.

  3. Good article. It is very unfortunate that over the last ten years, the travel industry has already been able to to deal with terrorism, SARS, tsunamis, bird flu, swine flu, and the first ever entire global economic depression. Through all this the industry has really proven to be strong, resilient along with dynamic, acquiring new approaches to deal with difficulty. There are constantly fresh problems and opportunity to which the market must yet again adapt and respond.

  4. Hi, Neat post. There is an issue along with your website in internet explorer, might test this… IE still is the marketplace chief and a big portion of people will pass over your fantastic writing because of this problem.

  5. I am writing to make you understand what a useful experience my friend’s princess had reading through your web page. She learned a good number of details, with the inclusion of how it is like to possess a wonderful teaching mindset to have other people easily grasp some problematic issues. You really exceeded our own desires. I appreciate you for churning out these precious, healthy, edifying and even unique thoughts on this topic to Kate.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here