Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo Dhaawac Culus ka soo gaaray Qarax Gaariga loogu xiray

11
10762

Sabti, September, 15, 2018 (RBB NEWS) –Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo lagu magacaabo Maxamed Mursal Booroow ayaa dhaawac culus ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa agagaarka Tiyaatarka oo aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada.

Darwalkii waday gaariga ayaa la sheegay in isla goobta uu ku gaariyooday, hasse ahaatee xildhibaanka oo qaba dhaawac culus oo markiiba la dhigay Isbitaalka Digfeer.

Xildhibaanka Qarax lagu weeraray ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee laga soo doortay magaalada Baydhabo.

11 COMMENTS

  1. keng盲t koko 47

    诪注拽讛 讘讟讬讞讜转 诇诪讬讟讛 诇诪讘讜讙专讬诐 转住驻讜专转 拽爪讜抓 拽谞讬讜转 讘讙讚讬诐 讗讜谞诇讬讬谉 拽专讟讜谉 讘讬爪讜注 讗专讜谞讜转 诪讟讘讞 讻驻专讬讬诐 dji 诇诪讻讬专讛 kevyet sadehousut koko muuntotaulukko olio da barba acqua di parma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here