Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga oo Afur u sameeyay Bahdii hore ee Ciyaartaasi +SAWIRRO

95
12119

Muqdisho(RBB)–Guddoomiyaha Xiriirka Soomaliyeed ee Kubadda Koleyga Cabdullahi Nuur Maxamed Caddaani ayaa Xalay Afur u sameeyay dhammaan Bahdii Hore ee K/Kolayga ee ku Sugnaa Wadankeena Soomaaliya gaar ahaan Caasimadiisa ee Muqdisho.

Xafladaasi oo si weyn loo soo agaasimay, waxaa Afurka kadib isku wareystay Guddoomiyaha iyo Bahdii hore ee Kubadda Koleyga, iyagoo is dhaafsaday sheekooyinkii hore ee ciyaarta Kubadda Koleyga iyo heerarkii ay soo martay.

Dhammaan intii ka qeybgashay munaasabaddaasi ayaa waxay wada qireen in Dhallinta Soomaaliyeed ay ku wanaagsan yihiin ciyaarta Kubadda Koleyga, loona baahan yahay in la xoojiyo, lana badiyo ka qeybgallada tartamada ka dhaca Dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

Ugu dambeyntii waxaa halkaasi mahadcelin iyo ammaan loogu soo jeediyay Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee k/Koleyga Cabdullahi Nuur Maxamed Caddaani, iyadoo Dadkii ka qeybagalay ka mid ahaa C/qaadir Gacal Abkoow, Amb: Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Diinaari, Xasan Maxamed Cali Xasan Tiritoor, Axmed Sheelare, Macallin kadiimba iyo kuwa kale.

95 COMMENTS

  1. حزن

    […]although internet sites we backlink to beneath are considerably not connected to ours, we feel they are in fact worth a go by means of, so possess a look[…]

  2. RoyalCBD

    […]Wonderful story, reckoned we could combine some unrelated information, nonetheless genuinely really worth taking a appear, whoa did one discover about Mid East has got a lot more problerms as well […]

  3. Royal CBD

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a handful of unrelated information, nevertheless definitely really worth taking a appear, whoa did 1 find out about Mid East has got extra problerms too […]

  4. Royal CBD

    […]very couple of web sites that come about to be in depth below, from our point of view are undoubtedly very well worth checking out[…]

  5. is cbd legal in utah

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a number of unrelated data, nonetheless seriously really worth taking a appear, whoa did 1 find out about Mid East has got additional problerms also […]

  6. is cbd legal in new york

    […]we prefer to honor numerous other web web-sites around the internet, even when they aren’t linked to us, by linking to them. Underneath are some webpages really worth checking out[…]

  7. RoyalCBD.com

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a number of unrelated information, nevertheless really worth taking a appear, whoa did 1 discover about Mid East has got extra problerms also […]

  8. michigan

    […]Every as soon as in a although we select blogs that we study. Listed beneath are the most current web sites that we pick out […]

  9. california

    […]we prefer to honor lots of other world-wide-web websites around the web, even if they aren’t linked to us, by linking to them. Underneath are some webpages really worth checking out[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here