Xoghayaha Difaaca UK Gavin Williamson oo la sheegay in uu baajiyay booqasho uu Muqdisho ku iman lahaa

17
3527

Sabti, Janaayo, 12, 2019 (RBB News) – Xoghayaha Difaaca dalka UK Gavin Williamson ayaa lagu waramayaa in uu baajiyay safar uu ku iman lahaa magaalada Muqdisho iyo kulan lagu waday in uu la qaato madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sida lagu daabacay Wargeyska Independent ee ka soo baxay dalka Britain.

Taa badalkeeda Gavin Williamson ayaa booqday magaalada Hargeysa isaga oo kulan la yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen arrimo u badnaa xoojinta xiriirka labada dhinac.

In xoghayaha difaaca dalka Britain uu baajiyo safarkiisii Muqdisho ayaa lagu micneynayaa khilaafka ka dhashay go’aankii dowladda Soomaaliya dalka ugu ceyrisay wakiilkii Qaramada Midoobey ugu baabilsanaa siyaasada Soomaaliya Nicholas Haysom oo ay dowladda ku eedeysan in uu ka baxay nidaamkii Diblomaasiyadda.

Dowladda Soomaaliya wali kama aysan hadal warka ku saabsan xoghayaha difaaca uu ka baaqday safar uu ku iman lahaa Muqdisho iyo sida ay u aragto safarka uu ku tagay magaalada Hargeysa.

Sidoo kale ilaa iyo haatan dowladda Britain kama aysan hadal hadii xoghayahooda difaaca uu markii horeba doonyay in uu Muqdisho ka dago iyo in socdaalkiisu uu ahaa halka uu tagay ee Somaliland.

17 COMMENTS

  1. May I simply say what a relief to find someone that really knows what they are talking about on the net. You definitely realize how to bring an issue to light and make it important. A lot more people should look at this and understand this side of your story. I was surprised you’re not more popular given that you surely possess the gift.

  2. I blog often and I really appreciate your information. This article has truly peaked my interest. I am going to take a note of your site and keep checking for new information about once per week. I opted in for your Feed too.

  3. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here