Xubnaha gollaha wasiiradda Hirshabelle Oo Ladhaariyay.

19
8375

Khamiis24 Janaayo 2019 (RBB News) – Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa xaadiray furitaanka kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka maamulkaasi.

Madaxweynaha Maxamed Cabdi Waare ayaa Furay kalafadhiga 5-aad Ee Barlamaanka Hirshabelle, waxaana uu Madaxweynuhu sheegay inta baarlamaanka uu furanyahay, in Hirshabelle ay ka hirgali doonaan Ilaa 16 Mashruuc oo muhiimad gaar ah u leh Bulshada.

Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle, Sheekh Cismaan Barre, Gudoomiye Ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka Marwo Canab, Xubno ka tirsan Labada Golle ee Dowladda Hirshabelle, iyo saraakiil Ka tirsan Ciidanka Hirshabelle ayaa goob joog ka ahaa munaasabadda furitaanka Falafadhiga Baarlamaanka.

Gabagabadii kulanka waxaa lagu dhaariyay xubnaha gollaha wasiirada maamulkaasi oo uu dhawaan isku shaandheyn kusameeyay madaxweyne waare

19 COMMENTS

  1. Hey! This is my first comment here so I just wanted to give a quick shout out and tell you I genuinely enjoy
    reading your posts. Can you suggest any other blogs/websites/forums that go over the same
    topics? Thank you so much!
    best cbd thc oil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here