Xukumada Somalia Oo Sheegtay in Ninkii Ajnabiga ahaa ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho oo wata laba baasaboor.

25
2473

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) – Ciidamda Amaanka dowlada Somaliya ayaa Sabtidii lasoo dhaafay Garoonka diyaaradaha ee Addan Cadde kuqabtay Nin ajnabi ah oo dhalasho ahaan kasoo jeedo dalka Ingariiska waxana ay ugudbiyeen Ciidmada Dimbi baarista ee C.I.D-da.

Ninkan oo lagu magacaabo Antony Thomas kana soo jeedo dalka ingariiska ayaa lagu qabtay afaafka hore ee garonka diyaaradaha Aadan Cadde
Wasiir Gaadiidka iyo Duulista hawada Xukumada Somaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in Ninkaas uu watay labo baasaboor oo kala ah Dalalka Ingiriiska iyo faransiiska
Sido kale Wasiirku waxa uu dheegay in aysan dowlada xaqiijin karin in ninkan uu yahay mid dambiyo kasoo galay dalal kale iyo in uu geysan rabay fal la xiriiro amnidarro ama qarax,hayeeshee baaritaano uu ku socdo,isla markaana laamaha amniga ay u deynayaan.
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amartay in xasiga lagu siihaayo ninkaasi waxaana xilligii garoonka lagu qabanayay watay qalabka loo isticmaalo sunta dadka ka ilmeeysiisa,isla markaana uu laamaha amniga ka qariyay sida ay sheegtay Maxkamada Gobolka Banaadir.

25 COMMENTS

  1. you are in reality a good webmaster. The site loading velocity is amazing. It seems that you’re doing any distinctive trick. Furthermore, The contents are masterwork. you have performed a wonderful process on this matter!

  2. Next time I read a blog, Hopefully it won’t disappoint me just as much as this particular one. I mean, Yes, it was my choice to read through, but I really thought you would probably have something interesting to talk about. All I hear is a bunch of moaning about something that you can fix if you weren’t too busy searching for attention.

  3. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

  4. Leading Digital Marketing agency in India and Kolkata, Leading Web Design company. Providing web designing and Digital marketing services, Digital marketing course, and certification with an internship.

  5. Your style is really unique in comparison to other people I’ve read stuff from. I appreciate you for posting when you’ve got the opportunity, Guess I will just book mark this blog.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here