Xukuumadda oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada iyo Mucaaridka oo u Jawaabay”HDVideo

0
203

Shuraako Featured on VOA Somali

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in la bilaabayo hannaanka doorashada dadban ee Soomaaliya oo aan cid danbe la sugi doonin.

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay, in xukuumaddiisu ay ka go’aansatay in la gudo galo hirgalinta si aan waqti kale loo lumin.

Haddalkan ayaa imanaya iyadoo wali hanaanka doorashada ay diidan yihiin maamul-goboleedyada qaarkood iyo waliba mucaaradka. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.